Taba-bar lagu baranayo horumarinta Nabadda iyo Cadaaladda oo maamulka Banaadir u furay qeybaha bulshada degmada Kaaraan (sawirro)

Date:

Taba-barrkan ayaa waxaa oo lagu baranayaa  horumarinta  Nabadda iyo Cadaaladda ayaa axaa loo qabtay qaar ka mid ah Saraakiisha Booliska, Haweenka, Dhalinyaradda, Odayaasha, iyo Culumadda degmada Kaaraan.

Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banadir Mudane Maxammed Cabdullaahi Maxammed (Tuulax)  ayaa sheegay in dadka tabarka loo sameeynayo eey  qaadan doonaan Casharo iyo Wacyigelin ku saabsan horumarinta, Iskaashiga Nabadda iyo Cadaaladda Caasimadda.


Guddoomiye tuulax ayaa sheegay in Tabarkan la gaarsiin doono dhammaan degmooyinka gobolka Banaadir, waxaana u jeedada uu ku sheegay in eey tahay sidii umadda oo dhan loo siin lahaa wacyi gelin ku filan gaar ahaan bulshada ku dhaqan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Duqa Magaalada St. Louis Park ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida AUN Weriye Maxamed Diiriye Dhakat

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdulfitax...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali...