Dabaal-degga sanad guurada 1-aad ee Madaxweyne Farmaajo oo yeelatay wiji ka duwan dabaal-degyadii hore (sawirro).

Date:

 Xilli hore magaalada Muqdisho iyo Magaalooyin kale ayaa safaf-dheer loo galay kaalmooyin caafimaad oo dadka eey heli karaan baaritaan iyo daawooyin bilaash ah, dhaqaatiir dhalinyara ah iyo kal-kaaliyayaaal caafimaad ayaa si naxariis  farxadeed ku jirto ugu eedegayo inta tabarta-yar ee caawimaadda ubaahan, waxaana jiro isku haleyn xagga amniga ah oo iyana heegan dheeraad ah la geliyay ciidamada ammaanka.

 

Xarumaha Agoonta ee Afgo’e iyo Boondheere ayaa helay adeegyo caafimaad iyo agabyo isugu jiro kuwa ciyaar iyo kuwa deganaasho oo u badan agab guryaha sida Joodariyayaal, Barkimo iyo agbya kale,   taasi oo eey u dheertahay in eey heleen kaalmooyin caafimaad oo eeysan rajja ka qabin balse dowladda Soomaaliyee ee uu hugaamiyo Madaxweynaha Sanad jirsaday ee Maxammed Cabdullaahi Maxammed  Farmaajo eey fursad ka heleen.

 

Dhanka kale waxaa jiro xoolo nool oo la gaarsiiyay talisyada ciidamada xoogga dalka sida  Wasaarada Gaashaandhiga, Taliska Villa Baydhabo, Horinta caafimaadka ee Isbitaalka Xoogga, xeryaha tabobarada, furinta dagaalka, xerada ciidanka ku cuuryaamay dagaalkii 77 ee Martini, Taliska Cirka, kan Badda,  xero Guulwade, Naafada Siyaamo iyo maxbuusta ku xiran xabsiyada kala duwan.

8-Fabruary sanadii 2017 ayaa loo doortay Madaxweyne Maxammed Cabdullaahi Maxammed Farmaajo in uu hugaamiyo Soomaaliya kadib doorasha adag uu la gelay musharixiin ka badan 20, waxaana xilligaasi dalka ka dhacay isku soo baxyo lagu muujinayo waaga cusub ee Soomaaliya  uabryay…..

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Duqa Magaalada St. Louis Park ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda...

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida AUN Weriye Maxamed Diiriye Dhakat

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdulfitax...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali...