Madaxweyne Farmaajo oo gordhow gaarey Magalada Hobyo

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Hobyo ee Gobalka Mudug sida Wakaalada Telefishinka Qaranka uu u Xaqiijiyay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed.

Wasiiro, Xildhibaano, Masuuliyiin kala duwan iyo Bulshada Magaalada Hobyo ayaa si diiran u soo dhaweeyay Wafdiga iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Ammaanka Magaalada Hobyo ayaa si weyn loo adkeeyey,waxaana la filaya wafdiga madaxweyanaha in uu kulamo la qaato masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

NISA oo Muqdisho keentay eedeysanayaal laga soo qabtay deegaannada Kaxandhaale iyo Balihowd ee gobolka Galgaduud

Iyadoo la fulinayo amarka Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad...

Wasiirka Waxbarashada oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah (TICA)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda...

Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ee Goboleedka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...