Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka oo ku guuleystay kursiga Alabama

Date:

Doug Jones ayaa noqday xubintii ugu horeysay oo Dimoqraadi ah oo muddo 25-sano ah ku guuleysta kursiga aqalka odoyaasha ee gobolka Alabama,kadiib loolan adag oo uu la galay Roy Moore oo ka socday xisbiga Jamhuuriga.

Guusha uu gaaray  oo aheyd mid aan la fileyn  waxaa la tilaamay in ay dhabar jab ku tahay Madaxweyne Donald Trump oo ahaa mid taageeraayey ninkii laga adkaaday,waxayna ciriiri gelineysaa aqlabiyaddii xisbiga Jamhuuriga oo ahaa 51-49.

Loolanka loo galay kursigaasi ayaa ahaa mid banaanaa illaa horaantii sanadkaan,kaas oo uu baneeyay xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka.

Mr Moore ,ayaa natiijadii hordhaca aheyd ku gacanseyray ,isagoo tilmaamay ilaa hadda in uusan dhicin tirinta gebi ahaan codadka

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...