Taliska Ciidanka Asluubta oo digniino soo saaray+Sawirro

Date:

Muqdisho(SONNA)Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan  oo shirjaraa’id uu  ku qabtay magalada muqdisho oo ay garba joogeen  Sarkiil ka tirsan Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa soo saray Amar ah inaan la dhisan kariirn dhulka ay leeyinhiin  Ciidanka Asluubta.

Sareye Gaas Xuseen Xasaan Cusmaan ayaa xusaya in madama ay dhulka u baahanyiin Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo la doonayo in lagu Xananeeyo  maxbiista Soomaaliyeed darteed aan la dhisankarin dhulalkaasi.

Taliyaha Ciidanak Asluubta Soomaaliyeed  Cusmaan  ayaa uga digay dadka in ay hantiidooda ku lumiyaan dhulka danta guud oo ay leeyihiin Ciidanka Asluubta,shaqsiyaadka doonayo in ay dhistaan dhulka Ciidanka Asluubta islmarkaana ka wantooban

Wuxuu intaasi ku daray Sareyo  Gaas Xuseen Xasan cusmaan ayaa horay digniin ugu jeediyay shaqsiyaad ku hoowlanaa dhisida  dhulka Ciidanlka Asluubta oo kaabiga ku haayo Isbitalka keysaney ee degmada karaan ee magaalada Muqdisho.

Muddooyinkii ugu dambeyeey ayaa waxaa jirtay dad isku dayay in ay dhistaan dhulka danta guud oo ay leedahay Dowladda Soomaaliya,waxaana jirta dad badan oo laga saaray dhul ay si sharci daro ah ku dhisteen.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun toogasho ah ku fulisay dhagarqayaal Khawaarij ah

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka...

Tababar ku saabsan qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran oo Muqdisho lagu qabtay

Tababar ku saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran (Green Climate...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyey geerida Dr Cumar Aaden Cadde

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo booqday Xarunta Dhexe ee Machadka Warbaahinta Al-Jazeera

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...