Daawo Sawiradda Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta gaaray Baraawe

Date:

Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa qoraal kooban uu bartiisa Twitter soo galiyay goordhow wuxuu ku sheegay in Hawlo shaqo uu u tagay Magaalada Baraawe ee xarunta Maamulka Koonfur Galbeed, isagoona kaga mahad celiyay Masuuliyiinta iyo shacabka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed sida ay ugu soo dhaweeyeen.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...