Guddoomiyaha G/banaadir oo Talyaaniga uga qeyb galaya shirka horumarinta magaallooyinka Africa “Sawirro”

Date:

Roma (SONNA),  Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaaladda Muqdisho, Mudane Taabit Cabdi Maxamed iyo Wefdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray magaaladda Rome ee caasimadda dalka Talyaaniga.

Wefdiga uu horkacayo Mudane Taabit Cabdi Maxamed ee tagay Talyaaniga , ayaa  waxaa soo dhoweeyey safiirka Soomaaliya u fadhiya dalkaas,  Sheekh Ciise iyo saraakiil ka tirsan maamulka magaaladda Rome.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir,  ayaa Rome uga qeyb-galay shirka horumarinta magaallooyinka Africa oo sannadkaan ka dhacaya dalkaasi Talyaaniga, iyaddoo sidoo kale uu kulammo muhiim ah kula leeyahay Rome madaxda iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda Talyaaniga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida AUN Weriye Maxamed Diiriye Dhakat

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Cabdulfitax...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali...

Wasiirka Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goob dalxiis oo ku taalla degmada Kaxda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...