Ra’iisul Wasaare Kheyre oo dalka dib ugu soo laabtay

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayey oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, iyadoo garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ay kusoo dhaweeyeen masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa intii uu ku sugnaa dalka Turkiga kulamo xaaladda dalka la xirira lasoo qaatay madaxda dowladda Turkiga, iyada oo waxyaabihii ay ka wada hadleen isku soo fahmay.

Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa sidoo kale Turkiga intii uu joogay soo booqday dhaawacyada musiibadii 14-ka October ee kujira Isbitaalada dalka Turkiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Beijing kaga qaybgashay shir looga hadlaya diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...