Shirka Dowladda Dhexe iyo maamul goboleedyada dalka oo Muqdisho ka furmay

Date:

Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, kaasi oo uu shir gudoominayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxda dowlad goboleedyada iyo masuuliyiinta qaranka oo ay ugu horeeyaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Shirka ayaa inta uu socdo waxaa diiradda lagu saari doonaa wada shaqeynta dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada iyo sida looga wada shaqeyn karo la dagaalanka Al-shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...