R/wasaare Khayre oo safarkiisii Turkiga soo gaba gabeeyay

Date:

Ra’isul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa soo gabagabeeyey safar shaqo oo seddex maalin qaatay oo uu ku joogay dalka Turkiga.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa inta uu joogay dalka Turkiga waxa uu la kulmay Madaxda dalkaasi Turkiga iyaga oo ka wada hadlay sidii loo xiijin lahaa xiriirka labada dal isla markaana iskaashi badan loo sameyn lahaa.

Ra’isul Wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa la filayaa in ay maanta dalka dib ugu soo laabtaan si uu uga qeyb galo shirka Dowladda Federaalka ah iyo Madaxda Dowlad Goboleedyadda Dalka.

Mudane Xasan Cali kheyre ayaa sidoo kale booqday dhaawacyadii Musabadii Qaran ee 14 oktoobar ee loo qaaday dalka Turkiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...