Wasiirka Waxbarashada oo magacaabay Agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda

Date:

Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Daahir Cismaan ayaa maanta wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ku magaacabay agaasimeyaasha Waaxyaha ee Wasaaradda, iyadoo guddiga shaqada iyo shaqaalaha la siiyay wargelin.

Dhawaan ayay ahayd markii wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya uu shaqadii ka joojiyay Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha, kuwaasi oo lagu amray inay imtixaan u soo galaan shaqada.

Hadabala linkiga hoose ka akhriso magaabista agaasimeyaasha waaxyaha

Magacaabis Xilal

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha,...

Guddoonka labada Aqal oo shaaciyay xiliga u furmi doono kalfadhiga 8-aad ee BJFS

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...