Gadiidka Dabdamiska Magaaladda Boosaaso oo ku howlan daminta dab ka kacay gudaha Magaalada Boosaaso

Date:

Sida aan wararka ku heleyno Magaalada Boosaaso dab xoogan ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla halka loo yaqaano Afar Irdoodka.

Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in Fuustooyin Shidaal ah ay sameynayaan qaraxyo waxaana bulshada ku dhaqan Magaalada Boosaaaso soo wajahay cabsi ku aadan in uu Dabka sii faafo

Lama garanaayo waxa dhaliyey dabkaan Waxaana Goobta gaaray oo ku mashquulsan Baabuurta dabdamiska ah iyadoo ay howl gurmad xoogan ah ay wadaan Dhamaan Madaxda iyo Masuuliyiinta Magaalada Boosaaso iyo Kuwa Dowladda Goboleedka Puntland.

Wixii warar ah ee kusoo kordho kala soco Wararkeena danbe Insha Allah.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...