Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay hilib Udxiyo ah “SAWIRRO”

Date:

Dadkan ka faa’iideystay hilibka Udxiyada oo ay ugu deeqday hey’ada bisha cas  ee Imaaraatka Carabta ayaa kamid ahaa dadka degan degmooyinka Boondheere, Shibis, Shangaani Xamar-weyne C/casiis iyo kuwo kale.

Qaar kamid ah dadkii hilibka Udxiyada loo qeybiyay ayaa ka mahadceliyay kaalmada la soo gaarsiiyay.

Guddoomiyaha Degmada Boondheer, Zeynab Yuusuf Wehliye iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada ee degmada Xamar Weyne ayaa u mahadceliyay dowladda Isugga Imaaraadka Carabta sida ay u kaalmeysay dadka saboolka.

Maalmaha ciidda ayay tahay in dadka awoodooda dhaqaale yartay in la caawiyo si farxadda ciidda qeyb uga ahaadaan, sidaa awgeed ayaana loo jideeyay Udxiyada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo diray qalabkii doorashada qof iyo codka ah ee Koonfur Galbeed

Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho...

Guddiga Doorashooyinka oo soo saaray liiska goobaha codbixinta doorashada Koonfur Galbeed

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha wuxuu...

Kulan looga hadlayay horumarinta nidaamka Gaadiidka, Badqabka Waddooyinka oo lagu qabtay Muqdisho

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS ayaa soo qaban...