Ciidamada NISA oo qarxiyay gaari Noha ah oo qarax siday

Date:

Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay darawal waday gaari Noha ah oo qarax labaad siday,kaasi oo markii dambe ciidamada NISA ay qarxiyeen.

 Gaariga Nohada ah oo waday qarax labaad oo maleeshiyaadka Shabaab ay doonayeen in shacabku ay ku dhibaateeyaan ayaa ciidamadu waxay ku qarxiyeen Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Falkani ayaa imaanaya waxyer un kadib markii argagixisada Shabaab ay gaari nuuca xamuulka ay ku qarxiyeen goob shacabku ay ku badnaayeen oo kutaal isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...