Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay u jooga dalka Soomaaliya Michael Keating.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay guud ahaan xaaladda siyaasadeed ee dalka, horumarka ay dowladda ku talaabsaneyso iyo la dagaallanka kooxaha xagjirka.

Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Michael Keating ayaa amaanay siyaasadda dawladda ee ku dhisan horumarka iyo ladagaallanka musuq maasuqa, isagoo xusay in Qaramada Midoobay ay sii xoojineyso taageerada ay siineyso Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Howlgal lagu dilay xubno katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo dhagax dhigay masjid laga dhisayo Madaxtooyada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya

Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Dhuusamareeb uga qeyb galay Madasha Maan-tashano

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane...