Raโ€™iisul wasaare Kheyreโ€ Soomaaliya waxey sameeneysaa horumaro badanโ€

Date:

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Soomaaliya ay qaaday talaabooyin dhinaca Horumarka ah.

Mudane Xasan Cali Kheyre Raโ€™iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in si loo adkeeyo guulaha xiligan la gaaray shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay door ku yeeshaan horumarka iyo dib u dhiska dalka.

Raโ€™iisul wasaaraha ayaa tilmaamay in xukuumadda ay ahmiyad gaar ah siineyso dhismaha ciidamada, iyada oo shalay la daah furay xarun lagu tababaro ciidamada xoogga oo uu Turkigu dalka ka hirgaliyey.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in xiligan Soomaaliya ay sameeneyso horumaro badan islamarkaana lasii wadi doono wax waliba oo dalka lagu samatabixin karo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xildhibaan Cumar Cali Isaaq oo loo doortay xubin ka tirsan Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dib-u-dhiska xarunta Degmada Shingaani

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed...

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa...