Ciidamada Amaankaย Maamulka ย puntiland oo Maalinkii labaadย ย hawlgalo iyo baaritaano ka wadanย xaafadaย ka tirsan Magaalada boosaasoย aydoo Ciidamadaย ay ku guulaysteen inay gacanta ku soo dhigaanย dadka ayย ka shakiyeen.
Magaalada boosaaso ee Xaruunta Gobolka Beri ahna Xaruunta ganacsi ee Maamulka puntlandย ayaa mararka qaar waxaa ka dhaca falal Amaanka ka dhan ah kuwaa soo lagu dilo Maโsuuliyiin ka tirsan Maamulkaasi.
wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliya Maxamed muuse Tarsan ayaa soo sheegaya in ay Ciidamadu ku guulaysteen ihn gacanta ay kusoo dhigaan Rag lagu tuhunsan yahay in ay Magaalada qalqal ku haayeen.