Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa la dhigay Maqaayad ku taala meel u dhow daljirka daahsoon degmada boondheere ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka maamulka Gobalka Banaadir ayaa SONNA u sheegay in inta la ogyahay ay dhinteen ilaa iyo Shan Ruux sidoo kalana ay dhaawacmeen Lix Ruux oo kale kuwaas oo haatan loo qaaday Isbitaalada Muqdisho.

Dad goob joogayaal ah ayaa SONNA u sheegay in maqaayada ay fadhiyeen dad u badan dhalinyaro, waxaana laga yaabaa in khasaaraha uu intaasi ka sii bato.

Wixii ku soo kordhaa goor dhow la soco.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...