Wasiirka warfaafinta oo Holand kula kulmay madaxda IOM

Date:

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya mudane C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yarsiisow oo booqasho ku jooga dalka Holand  ayaa kulan la yeeshay madaxa hey’adda socdaalkan aduunka ee IOM.

Wasiir Yariisow, ayaa warbixin ka siiyay xaaladda dalka iyo horumarka socda. Sidoo kale mas’uuliyiinta IOM ayay ka wada hadleen howlaha ay ka wadaan wadanka.

Mudane C/raxmaan Yariisow, wasiirka warfaafinta dalka ayaa hey’adda IOM u sheegay in loo baahan yahay in mashaariicda dalka ay ka fulinayaan ku saleeyaan baahida dalka ka jirta iyo qorshaha horumarinta qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali...

Wasiirka Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goob dalxiis oo ku taalla degmada Kaxda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Golaha Wasiirrada maamulkaas

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan...