Wasiirka Dastuurka Dowladda Soomaaliya oo maanta hortagaya Golaha Shacabka

Date:

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah kulamadooda caadiga ah.

Kulanka  Baarlamaanka ayaa waxaa lagu wadaa in uu hortago Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil.

Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaalieed ayaa su’aalo ka waydiin doono waxyaabaha u qabsoomay Wasaaradda arimaha Dastuurka xukumada Sooomaaliya.

Wasaaradda Dastuurka ayaa mudooyinkaan danbe waday shirar iyo wadatashiyo ku aadan arrimaha Dastuurka oo ay la yeelanaysay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Caasimadda iyo Gobolada Dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...