Maamulka Jubboland oo sheegtay in ay Bilowday howl-gal maleeshiyaadka Al shabaab looga Saarayo Gobolada Jubbooyinkaโ€

Date:

Maamulka Jubbland ayaa sheegay inay bilaabeen howl-gal ka dhan ah oo maleeyshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saarayo Gobolada Jubboyinka deegaanada ay kaga sugan yihiin.

Afhayeenka Ciidanka Amaanka Jubbaland Xasan Aadan Axamed oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in ay diyaariyeen Ciidamo gaara oo la wareega deegaanada maleeshiyaadku ka joogaan Jubbooyinka hadana ay Ciidamadu ku baxeen deegaanadaas.

Maamulka Jubbland ayaa wada qorshooyin maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al shabaab ย looga saari lahaa deegaanada hoos yimaada Jubbland iyo sidii Nabad diidka looga xorayn lahaa Jubbooyinka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hayโ€™adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dishay xubno ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya...

Shir-Wadatashi Qaran oo lagu diyaarinayo Qorshaha Qaran ee Ka Hortagga iyo Xakameynta Cudurka Cagaarshowga oo ka furmay Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka...

Duqa Muqdisho oo Degamda Kaaraan maanta ka qaatay kaarka diiwaangelinta doorashada qof iyo codka ah

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen...