Shir looga hadlayo mashaariicda dowlad wanaaga ee Midowga Yurub iyo sida looga faaiideysto oo ka socda Muqdisho

Date:

Shir looga hadlay Mashaariicda Dowlad wanaaga uga timaada midowga yurub Soomaaliya.ayaa hada ka socda magaalada muqdisho,waxaa goob joog ka ah wasiirka Qorsheynta,Xeer ilaaliyaha guud Qaranka,Agaasimaayasha Dastuurka,Haweenka Arimaha Gudaha.Amniga Iyo xogoyaha joogta Wasaarada Cadaaladda

Waxana looga hadlayaa sida loo ogaan karo Mashaariicda ku baxa dowlad wanaaga iyo Amniga qaabka loo fuliyo, iyadoo la filayo in masuuliyiinta dowladda halkaasi ay ka jeediyaan talooyin kala duwan oo ku wajahan habka looga faaiideysan karo mashaariicdaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Ayaa Maanta Kormeer Ku Tagay Xaruntii Dhexe ee Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS xildhibaan Cali Yuusuf Cali...

Wasiirka Kalluumeysiga oo Qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, Mudane...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Masar ee Arrimaha Afrika

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Hoggaamiyaha Koongur Galbeed oo Daah furay Imtixaanaadka Dugsiga Dhexe ee Degaannada KGS

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...