Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Furay Wadooyin muhiim ah

Date:

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa maleeshiyaad Al shabaab kala wareegay deegaano  ka tirsan Gobolka Bakool.

Saraaskiisha Ciidamada Xoogga Dalka ayaa sheegay inay dileen maleeshiyaad ka tirsan Al shabaab kuwaa soo ku sugnaa deegaanada ay gacanta ku dhigeen ciidamada Xoogga Dalka.

Biire Gaaciye Xuseen ka tirsan Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo la hadlay Radio Muqdishog ayaa sheegay inay Howl-galo ay maalmihii la soo dhaafay ka sameeyeen Gobolka Bakool ay kula wareegeen deegaano ka tirsan Gobolka.

Biire Gaaciye Xuseen ayaa tilmaamay inay fureen Wadooyinka isku xira Gobolada Bakool iyo Baladweyne kuwaa soo u xirnaa maleeshiyaadka Al shabaab.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda oo daahfuray Qorshaha Istaraatijiyadda WFP ee gudaha Soomaaliya ee 2026-2030

R/Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac ayaa daahfuray...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay...

Wasiirka Waxbarashada oo magaalada Laascaanood ka dhagax dhigay dhismaha Dugsi Hoose/dhexe ah

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Farah Sheikh...

Garsoore Cumar Cartan oo dhex-dhexaadin doona finalka CECAFA Cup

Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhex-dhexaadin doona ciyaarta...