Faahfaahin dheeriya oo kasoo Baxaysa duufaan Xalay ku dhufatay Degmada Caluulaโ€™

Date:

Wararka Saakaย  ka imaanaya degmada Caluula ee Gobolka Beri ayaa kusoo waramaya inay ku dhufatay Dabaylo kuwaa soo saamayn ku yeeshay Bulshada degmada Caluula.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Beri Maxamed Muuse Tarsan ayaa saaka soo sheegaya inay Xalay Dabaylo khasaaro gaystay ku dhufteen degmada Caluula ee Gobolka Beri kana mid ah dedmooyinka hoos taga Maamulka puntland.

Wali kama hadlin masuuliyiinta maamulka puntland iyo kan gobolka Beri duufaanta Xalay ku dhufatay degmada Caluula iyo khasaaraha ka dhashay.

Maahan markii ugu horesay ee dabaylo caynkaana ku dhuftaan degmaa Caluula ee Gobolka Beri marar badan ayaaย  duufaano Nuuca waxaa ay ku dhufteendegmadaasi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...