Madaxweyne Farmaajo oo gaaray xarunta shirka ee Riyaad halkaas oo uu kusoo dhaweeyey Boqorka Sacuudiga

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi  “Farmaajo” oo booqanaya dalka Boqortooyada Sucuudiga  ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaraddaha ciidamada cirka ee Boqor Salmaan waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin sar sare oo uu ka mid ahaa ku xigeenka Amiirka Gobolka Riyaad Amiir Maxamed Ibnu C/raxmaan Bin C/casiis.

Madaxweyne Farmaajo ayaa  khudbad ka jeedin doonaa shirka ay dalkaasi ku yeelanayaan Madaxda dalalka Islaamka iyo Mareykanka,  sidoo kale madaxweynaha ayaa la filaayo in uu si gaar ah ula kulmo qaar ka mid ah madaxda shirkaasi ka qeybgaleysa oo uu ka mid yahay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo xiray shirka banbaxa Golaha Wasiirrada

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Duqa Muqdisho oo ka qeyb galay munaasabad lagu dhiirrigelinayay doorka dhallinyarada ee ilaalinta nadaafadda xeebaha

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Miami Beach oo lagu qabtay munaasabadda “Somali Stars Night 2026”

Magaalada Miami Beach ee gobolka Florida ayaa lagu qabtay...

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed,...