Eng. Yariisoow oo marti ku ahaa barnaamijka kulanka

Date:

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka waxaa marti ku ahaa wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisoow” oo si faahfaahsan uga hadlay qorshaha waxqabad ee  dowladda, faa’iidada ugu jirto Soomaaliya shirkii lagu soo gabagabeeyay London iyo arrimo kale

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan looga hadlayay ilaalinta carruurta ee ka hortagga colaadaha hubeysan oo lagu qabtay Muqdisho

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Yuusuf Cali...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo La Kulmay Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasaaradda Caafimaadka oo soo bandhigtay khasaaraha ka dhashay howlgalka hubka dhigista ee Muqdisho

Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin rasmi ah...

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka...