Madaxda Qaranka ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee Ugaas Cabdulqaadir Sheikh Xuseen

Date:

Madaxda Qaranka ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariistee  Ugaas Cabdulqaadir Sheikh Xuseen  oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo maanta lagu dilay  Muqdisho.

 

Madaxda Qaranku waxa ay tacsi u dirayaan eheladii marxuumka iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Ugaas Cabdulqaadir oo ka mid ahaa nabad doonnada sama ka taliska ah.

 

Niman hubeysan ayaa Allaha u Naxariistee Ugaas Cabdulqaadir Sheikh Xuseen ku dilay degmada Waaberi.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...