Natiiyada Horu Dhaca ah ee Doorashadii Maxweynaha galmudug ayaa sheegaysa in Wareeggii labaad ee Doorashada Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug la soo Gaba-gabeeyay iyadoo uu ku guuleystay in Galmudug Madaxweyne ka noqdo Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ahaa xilligii doorashada ay socotay Musharrixii ugu codka Badnaa waxaa halkaas ku haray Musharrixii labaad ee la Tartamayay Axmed Shariif Cali Hilowle.
Hoolka ay ka socoto Doorashada madaxweynaha ayaa buuq hareeyay taas oo muujineysa u dabaal degga Madaxweynaha Cusub ee galmudug.
Goordhow Waxaa Billaaban Doonta Tirinta Codadka sida ay ku dhawaqeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Wixii soo kordha halkaan kala soco