Xildhibaanada Aqalka Sare ee Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay

Date:

Kulankan ayaa ajandihiisu waxa uu ahaa magacaabista Gudiyada Aqalka Sare iyo dhagaysiga warbixin Gudiga Doorashooyinka Qaranka kulanka ayaa ahaa kulankii 1aad kalfadhigiisa 27aad ee Aqalka Sare kulanka waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi.

Ugu horayn waxaa la aqriyay magacyada mudanayaasha iyo gudiga lagu qoray qaar ka mid xubnaha aqalka sare ayaa ka hadlay gudiyada lagu qoray .

Intaa ka dib ayaa waxaa goobta soo gaaray oo warbixn xaga shaqadooda laga dhagaystay gudiga doorashooyinka qaranka Sayid Cali Maxamuud oo ah Gudoomiye ku xigeenka Gudiga Doorashooyinka Qaranka waxa uu sheegay in shaqo ay soo qabteen howl badana ay sugayso.

Qaar la mid ah mudanayaasha ayaa su,aalo ay ka mid yihiin in ay suurta gal tahay qabsoomida doorashada 2020 iyo sida xisbiyada ay u diiwaan galinayaan waydiiyay ย Guddiga Doorashooyinka Qaranka.

xaliimo ismaaciil ibraahin xaliimo yarey gudoomiyaha gudiga doorashooyinka qaranka ayaa ku jawaabtay โ€œAnaga wixii dib u dhac ah xaga doorashada ah shaqo kuma lihin oo marka xiliga shaqada ay isku raacaan ayaa diyaarinaa ,arinta xisbiyada waxaa jira qodabo dastuurka ah taas ayaana la raacayaaโ€.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maareeyaha NIRA oo ka qeyb galay Meertada 7-aad ee Madasha Horumarinta Aqoonsiga Dhijitaalka ah

Maareeyaha Guud ee Hayโ€™adda NIRA, Mudane Cabdiweli Cali Cabdulle...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay Kulanka Guddiga Sare ee Mashruuca Kordhinta Adkeysiga Iyo La-qabsiga Isbedelka Cimillada

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan...

MADAXWEYNAHA OO MAGACAABEY MAAREEYAHA GUUD EE WAKAALADDA MADBACADDA QARANKA

Madaxweynaha Jamnhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane xasan Sheekh Maxamuud ayaa...