Dhallinyaro ku xirnaa South Sudan oo Dalka dib loogu soo celiyay

Date:

Safaaradda Soomaaliya ee  South Sudan ayaa ku guuleysatey in ay xabsiga ka soo deyso 17 dhalinyaro tahriibyaal ah ,Islamarkaana Maanta dib ugu celisay dalka.
Dhalinyaradan laga soo dajiyay goroonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho waxaa ku jiray caruur Da’doodu ka yar tahay 15 jir ku waa soo ku rafaadsanaa Xabsiyada Dalkaasi.
 
Toban iyo todaba dhalinyaro ee laga soo dajiyay garoonka waxaa la socday Ambassador Hussein Haji Ahmed Mohamed ,Xog-hayaha 2 aad Mohamed Ali Mohamed Iyo Ahmed Osman Ali ‘lafoole ‘  oo ah Madaxa Socdaalka ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka South Sudan .
 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...