Baydhabo: Maxkamadda ciidamada qalabsida qeybta 60aad oo xukunno riday

Date:

Maxakamada Ciidamada Qalabka sida Soomaaliya qeybta 60aad ayaa maanta xukun dil ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka Booliska gaarka ah ee Koonfur Galbeed oo dhawaan bartamaha magaalada Baydhabo ku dilay qof shacab ah oo ka mid ahaa Ganacsatada magaalada Baydhabo.

Sidoo kale Maxkamadda ayaa shan sano oo xabsi ciidan ah ku riday nin lagu eedeyey in uu ka tirsanyahay maleeshiyaadka Al-Shabaab, kaasi oo ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada amniga.

Guddoomiyaha Maxakamadda ciidamada Qalabka sida Soomaaliya ee Qeybta 60aad Sheekh Aadan Abuukar Maxamed ayaa ku dhawaaqay xukunka Maxkamadda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya iyo Türkiye oo xusay 15-guuradii booqashadii Erdoğan uu ku yimid Muqdisho

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Turkiga Fatxudiin Cali Maxamed,...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Kalfadhiga 8-aad ee Guddiga Joogtada Aqalka Sare

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...