Aftida Turkiga ee birri maxaa laga filan karaa? Warbixin

Date:

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,ayaa jeediyey khudbaddii gabagabada isu soo baxyadii ugu dambeeyey ee ku aadan aftida Axada dhacaysa ee ku aadan in isbaddal ballaaran lagu sameeyo dastuurka taasi oo isaga siinaysa awoodo cusub.

Wuxuu u sheegay taageerayaasha in isbaddalka uu keeni doono in Turkigu uga wareegayo Jamhuuriyada Baarlamaniga ah mid madaxtooyo , taasi oo uu sheegay inay wadanka ka dhigayso mid xoogan.

Wuxuu saadaaliyey in codeynta “Haa” ay Turkiga siinayso isku kalsooni Yurub dhexdeedda ah, kuwa isaga [Erdogan] ka soo horjeeda ayaa iyaguna qabanaya dibadbaxyo inta aanay soo gabagaboobin dhacdooyinka ugu dambeeyaa, waxayse ka digeen isbadal yimaada kaasi oo horseed ka dhigaya xukun nin kaliya ah, iyadoo saadaashu tilmaamayso codbixin isku dhow.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha SoDMA oo daahfuray kulanka hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Isimmada dhaqanka ee deegaannada Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoyga uu...

Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka oo kulan la qaadatay Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiyaha Kmg ah ahna guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha...

Guddiga Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo booqday maxaabiis Soomaaliyeed oo ku xiran Liibiya

Wafti ka socda Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Qaranka...