Mareykanka oo sheegay in uu tababarayaal ciidan u diray Soomaaliya

Date:

Saraakiil ka tirsan ciidamada Maryakanka ah ayaa Idaacadda VOA-da u sheegay in ciidamo ka socda Maraykanka dhawaan la geeyay magaalada Muqdisho si ay tababar u siiyaan ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM.

Ciidamo kooban  ayaa 2-dii bishan April ka dagay magaalada Muqdisho, waxaana saraakiishu sheegeen in tagista ciidankaasi ay codsatay dowladda Federaalka Somalia.

Tababarayaal kale oo Mareykan ah ayaa hore u joogay Muqdisho kuwaasoo tababarro siinayay ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ee howlgallada ka dhanka ah argagixisada ka wada gobollo ka mid ah dalkeenna Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka caafimaadka oo Geneva uga qaybgalay shirka guddiga fulinta hay’adda WHO

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, H.E....

Wasiirka Gaashaandhigga oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Ciidanka NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal...

Wasiirka Tamarta oo kormeer shaqo ku tagay xarumo koronto bilaash ah ay wasaaraddu ka hirgalisay Dhuusamareeb

Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan...