Madaxweyne Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo oo Isutagga Imaaraadkaย  Carabta u ambabaxay

Date:

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta u ambabaxay wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta iyadoo safarka uu maanta dalka ugaย  ambabaxay ay tahay safarkiisii afaraad ee dibada uu ugaga baxo dalka tan iyo markii uuย  ku guuleystey doorashada Madaxweynaha Soomaaliya horaantii bishii Febraayo.

Booqashada uu ugu ambabaxay Imaaraadka Carabta ayaa la xiriirta sidii uu madaxda Imaaraadka Carabta ugala hadli lahaa arrimo la xiriira xiriirka labada dal, iskaashiga ka dhaxeeya ee dhinacyada dhaqaalaha iyo diblomaasiyadda.

Madaxweyne Farmaajo iyo Wefdigiisa,ย  ayaa la filayaa in si weyn loogu soo dhoweeyo waddanka Isutagga Imaaraadka Carabta.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...