Webiga Shabeelle oo si wanaagsan u biyo keenay iyo rajo wanaagsan oo soo muuqaneyso

Date:

Webiga Shabeelle ayaa si wanaagsan u biya keenay sida uu kusoo waramayo Wariye Ibraahim Muxumed Geedi , wariyaha ayaa sheegay in ay si wanaagsan dadka uga faaideysanayaan biyaha uu webiga keenay asaga oo xusay in meelahay qaar ay ku xirteen matooro si ay biyo uga soo saartaan uguna waraabsadaan Beeraha.

Mudooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa halkaasi ka jiray biyo la’aan baahsan taas oo qeyb ka ahayd abaarta baaxada weyn ee ka jirto inta badan ee Gobolladda Dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...