Dhisme cusub oo ay yeelanayso Safaaradda Soomaaliya ee dalka Tanzania oo dhowaan xarigga laga jari doono

Date:

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Tanzania ayaa dhowaan xarigga ka jari doonta dhismaha cusub ee deegaanka Safiirka, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo muuqaalka diblomaasiyadeed, isla markaana lagu xoojinayo adeegyada Safaaradda.

Dhismahan ayaa noqon doona midkii labaad ee dhismihiisa laga hirgeliyo muddada hal sano ah ee uu joogo Danjire Amb. Ilyaas Cali Xasan Safaaradda, iyadoo sanadkii hore bishii Juun xarigga laga jaray dhismaha xafiisyada Safaaradda oo dib-u-dhis iyo qalabeyn lagu sameeyay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

DHIIG, MURUGO IYO CAFIS: SAFARKAYGII DEEGAANNADII COLAADDA GALGADUUD

SAWIRKAN WAA TURBI OO HOOS TAGTA DEGMADA BALANBALE Waxaa jira...

Sarkaal Boolis ah oo ka badbaaday weerar hubeysan oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya: – Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...