Ciidanka Qaranka oo ka hortegay weerar naf la caari ah oo khawaarijtu ku qadeen degaan dhaca soohdinta gobollada Hiiraan iyo Galgaduud

Date:

Ciidamada Qaranka iyo geesiyaasha xaq u dirirka ah ee gobolka Hiiraan ayaa ka hortegay weerar naf la caari ah oo kooxaha Khawaarijta ah ay saakay ku soo qaadeen deegaan lagu magacaabo Birta oo dhaca soohdinta gobollada Hiiraan iyo Galgaduud, halkaas oo lagu jebiyey Khawaarijta.

Saraakiisha hogaamineysa howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay khasaare lixaad leh saakay cadowga gaarsiiyeen oo hadda ay sii baacsanayaan firxadka Khawaarijta, isla markaana goordhow ay soo bandhigi doonaan meydadka cadowga oo daadsan goobihii lagu dagaalamay.

Lasoco goordhow faahfaahin rasmi ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Soomaaliya oo ka tacsiyeysay dhul gariir ka dhcay dalka Indonesia

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi murugo leh u dirtay...