๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐‡๐ข๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐€๐ˆ๐’-๐…๐”๐’ โ€“ ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐š๐›๐ฌ๐จ๐จ๐ฆ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š

Date:

ku simaha Wasiirka ahna Wasiir dowlaha Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa wasaarada ku qaabishay wafdi uu hogaaminayay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Amb Pier Mario Dacco Coppi.

Kulankan ayaa ahaa mid ay goobjoog ku ahayeen agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka XFS, Dr. Guuleed Abdijalil iyo masuuliyiin kasocotay Jaamacada Umadda Soomaaliyeed, ayadoona hirgelinta mashrucaan ay qayb ka tahay dadaallada lagu dhisayo kartida iyo xirfadda shaqaalaha Caafimaadka heer federal iyoheer dowlad goboleed.

Mashruucan oo ay iska kaashanayaan Dowladdaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa lagu dhisi doonaa barnaamijyo waxbarasho oo heer sare ah (Executive Masterโ€™s Program) kuwasoo lagu tababarayo shaqaalaha caafimaadka si kor loogu qaado hufnaanta, isla xisaabtanka iyo adeeg bixinta caafimaadka.

Dr. Maryama Wasir Dowlaha Wasaaradda ahna ku simaha Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Federaalka ayaa xustay in ay ugagoโ€™an tahay hirgelinta mashruucan muhiimka ah ayadoona la rajeynayo in uu noqdo tausaale guul leh oo horseeda barnaamijyo kale oo lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka ee dalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee...

Hoggaamiyaha KGS oo Madaxtooyada ku qaabilay musharax Madaxweyne Cabdicasiis Maxamed

HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Xafiiska ku qaabilay hayโ€™adda UN Women

Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: โ€” Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Cumaan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...