Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Laascanood ka dhagax Dhigaya mashaariic horumarineed

Date:

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta SSC khaatumo ka dhagax Dhigaya mashaariic horumarineed oo muhiim u ah horumarka degaanka, taasi oo qayb ka ah qorshaha Safarka Midnimada ee uu Ra’iisul Wasaaruhu ku joogo magaalada Laascaanood.

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo wafdigiisa ayaa shalay gaaray magaalada laascanood ee xarunta Gobolka Sool ahna caasimadda Maamulka SSC-Khaatumo halkaa oo si diiran loogu soo dhaweeyay, isagoona inta uu joogo halkaa kulama kala duwan la qaadan doono waxgaradaka iyo masuuliyiinta maamulka KMG ee SSC-Khaatumo

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...