Ciidanka Danab ee XDS oo daawooyin gaarsiiyey shacabka ku nool Balidoogle

Date:

-Ciidanka kumaandooska Danab XDS gaar ahaan ururka 161’aad ayaa daawooyin gaarsiiyey qaar ka mida dadka shacabka ah ee ku nool Deegaano Hoos Taga Degmada Walaweyn ee gobalka Shabeellaha Hoose.

Dawooyinka dadka shacabka ee la gaarsiyey ayaa wax ay isugu jiraan haween iyo caruur ku dhaqan tuulada Balidoogle iyaga oo Sidoo kale ka mahad celiyey daawooyinkan ay soo gaarsiiyeen ciidanka sida gaarka u tababbaran ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed .

Ciidanka kumaandooska danab ee XDS ayaa ah kuwa u taagan hiilka dadka shacabka Soomaliyeed iyo dabar gooynta khawaarijta arxanka daran .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Ankara ku soo gabagabeeyey kulamo muhiim ah

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiye Ku-xigeenka Maaliyadda Gobolka Banaadir oo ka Qayb-galay Daahfurka Xarunta Shaybaarka Biyaha

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, Mudane Ciise...

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

WAR SAXAAFADEED Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo...

Ciidamada Haramcad iyo kuwa Xoogga Dalka oo howlgal wadajir ah ka sameeyay duleedka Baraawe

Ciidamada Booliska Gaarka ah ee Haramcad iyo Ciidanka Xoogga...