Wasiirka Owqaafta oo Shahaado Sharaf siiyay Warbaahinta Qarankaย 

Date:

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ayaa Shahaado Sharaf ku abaal marisay Warbaahinta Qaranka oo shaqo wanaagsan ka qabatay soo gudbinta xogta rasmiga ah ee xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan.

Wasiirka Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, ayaa sheegay in Warbaahinta Qaranku ay bulshada u soo bandhigtay hormarka la taaban karo ee dowladdu ka sameysay adeegga xujeyda Soomaaliyeed oo meel wanaagsan soo gaaray, waxa uuna sheegay inay tahay abaal marintaan mid ay ku muteesteen, Soo gubinta xogta saxda ah ee Xujeyda Soomaaliyeed.

Wasaaradda Owqaafta, ayaa sanadkaan wax badan oo is badal muuqda ah ku sameysay adeegga xajka waxaana hadda socda dadaal sanadka dambe laga sii hormarinayo halka uu hadda soo gaaren howlaha xajka.

Warbaahinta Qaranka,ayaa u taagan inay bulshada Soomaaliyeed usoo gudbiso,wax qabadka Dowladda iyo howlaha socdaan oo ay waddaan hayโ€™addaha kala duwan ee dowladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...