Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo Masaajid Cali Gadud kula hadleyn dadka degaanka ah

Date:

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed Xasan, ayaa kulan dhiirragalin ah la qaatay shacabka ku dhaqan deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo laba sano kahor laga xireeyay kooxaha khawaarijta.

Afhayeenka oo la hadlay qeybaha bulshada, ayaa kula dardaarmay in ay u howlgalaan oo ay la shaqeyร an ciidanka dowladda iyo sidii loo ciribtiri lahaa kooxaha khawaarijta.

Sarkaalkaasi waxa uu ka codsaday dadka deegaanka in ay la yimaadaan dulqaad iyo iscafiyo,isla markaana ay ka qeybqaataan horumarinta adeegyada lagama maarmaaka u ah bulshada.

Khawaarijta, ayaa laga xurreeyay gooba farabadan,oo ay hadda ku sugan yihiin shacabkii iyo ciidamada kala duwan ee dowladda iyo kuwa degaanka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...