guddoomiye ku xigeenka guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ah oo la guddoonsiiyey shahaadada kaarka aqoonsiga Qaranka.

Date:

Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga Ee Shaqaalaha Rayidka ah Mudane Cali Mumin Mudey oo maray dhammaan habraacyada diiwaangelinta Qaadashada  Kaarka Aqoonsiga Dadweynaha (National ID) ayaa maanta Xarunta Guddiga Shaqaalaha lagu guddoonsiiyey Shahaaddada Kaarka Aqoonsiga.

Guddoomiye Kuxigeenka Guddiga ayaa u mahadceliyey Xubnihii ka socday Hay’adda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Qaranka ee NIRA, isaga oo Alle uga baryay in uu u fududeeyo shaqada muhiimka ah ee Diiwaan galinta guud ahaan dadka Soomaaliyeed iyo Kuwa sida Sharciga ah ku jooga dalkeena.

Sidoo kale, qaar ka mid ah Xubnaha & Howlwadeennada Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ayaa qaatay shahaaddooyinka Kaarka Aqoonsiga kuwaas oo Todobaadkii hore maray Nidaamka diiwaangalinta Muwaadiniinta.

Sida uu qorshuhu yahay waxaa dhawaan si toos ah u bilaaban doonta diiwaan galinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qaadanaaya  Qaadashada  Kaarka Aqoonsiga Dadweynaha (National ID) oo lagu bilaabi doono Shaqaalaha Dowladda.

guddoomiye ku xigeenka guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ah oo la guddoonsiiyey shahaadada kaarka aqoonsiga Qaranka.
guddoomiye ku xigeenka guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ah oo la guddoonsiiyey shahaadada kaarka aqoonsiga Qaranka.

guddoomiye ku xigeenka guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ah oo la guddoonsiiyey shahaadada kaarka aqoonsiga Qaranka. guddoomiye ku xigeenka guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ah oo la guddoonsiiyey shahaadada kaarka aqoonsiga Qaranka.

guddoomiye ku xigeenka guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ah oo la guddoonsiiyey shahaadada kaarka aqoonsiga Qaranka.
guddoomiye ku xigeenka guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ah oo la guddoonsiiyey shahaadada kaarka aqoonsiga Qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay...

Shirweynaha Sannadlaha ah ee GANHRI oo si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Geneva

Shirweynaha sanadlaha ah ee Ururrada Xuquuqul Insaanka caalamka ee...

Xafiiska Hantidhowrka JFS oo soo gabagabeeyay Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Musuqmaasuqa

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta soo gebagabeeyey...

Wasaaradda Gaadiidka Badda XFS oo si rasmi ah u diiwaangelisay markab sita calanka Soomaaliya

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...