Ciidanka Qaranka ayaa fashiliyay Gaari lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa oo khawaarijta saaka ay ku soo weerareen deegaanka Laas-gacamay oo hoos taga magaalada Bacaadweyne.
Deegaanka Laas-gacamay waxaa joogay mas’uuliyiin oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo halkaas u joogay dagaalka ka dhanka Khawaarijta.
Askari ka tirsan ciidanka ayaa ku shahiiday qaraxa Laba kalena waa ku dhaawacmeen intii lagu jiray howlgalka ka hortaga Gaarigaan ay cadowgu ku soo xireen Waxyaabaha Qarxa.