Isku soo bax balaaran oo lagu taageerayey howlgalka wajiga 1Aad Ee khawaarijta dalka ayaa ka dhacay degmada Baxdo

Date:

Isku soo bax balaaran oo lagu taageerayey howlgalka wajiga 1Aad Ee khawaarijta dalka looga xoraynayo ayaa maanta ka dhacay degmada Baxdo ee gobolka galgaduud, waxaana ka qayb galay maamulka iyo dadweyne ka kala yimid Magaalooyinka Cadaado, godinlabe, Maarsa-mage, dhuumodle, dhagtuur ,ka xandho, cadakibir iyo Magaaloyin kale oo katirsan Galgaduud.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...