Shaacinta deeq waxbarasho heerka shahaadada PHD

Date:

asaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa sharaf weyn u ah in ay soo bandhigto deeq Waxbarasho heerka PhD, taas oo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ugu deeqay in ay ka faaiidaystaan aqoonyahanka Soomaaliyeed.
Waxbarashada waxaa bixinaysa Jaamacadda Qaramada Midoobay ee Nabadda (University for Peace). Deeqdan waxbarasho waxay u furan tahay mawaadiniinta soomaaliyeed ee buuxiya shuruudaha, waxaana lagu bixinayaa tartan furan oo caddaalad ah.
Hadaba waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ciddii doonaynsa inay ka bogtaan faahfaahinta la socota linkiga hoose kaas oo aad ka helayso qaabka codsiyada loo soo gudbinayo takhakhusaadka iyo shuruudaha laga doonayo codsadaha.
Faah faahin dheeraad ah Raac Linkiga hoose .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka oo la magacaabay

Guddoomiyaha Kmg ah ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha...

Hoggaamiyaha K/Galbeed oo xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil uu hoggaaminayo Taliyaha CXD

Hogaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo magacaabay Afhayeenka Wasaaradda

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Laba-Xiddigle...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo...