Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Qadar

Date:

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Faarax Cabdulqaadir Sheekh ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar kula kulmay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Qatar Mudane Khaliifa. bin Jassim Al Kuwari.

Mudadii uu socday kulankaasi ayaa waxaa labada dhinac ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay klamid ahaayeenn is dhaafsi xogaha iyo khibradaha , dhismaha hay’adaha dhaqaalaha, dib u habeynta hay’adaha dowladda.

Sidoo kale  madaxdaasi ka kala socday Soomaaliya iyo Qadar waxay ka wadahadleen sii wadidda  mashaariicda ay Qadar  a ka fuliso Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maanta oo ku beegan maaalinta Macallinka Soomaaliyeed 

Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay hirgalinta Doorashooyinka toos ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Dr. Hodan Cusmaan oo nuqulka Aqoonsiga Danjirenimo ku wareejisay Dowladda Shiinaha

Danjire Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wasiirka Shaqada oo su’aalo laga waydiyay hindise Sharciyeedka Xeerka Shaqada Soomaaliya 

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...