Mid kamid ah Khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidamada xoogga dalka

Date:

Isxaaq Macalin Aadan oo Magaciisa Afgarashada yahay Isxaaq Calooley ayaa isku soo dhiibey Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.
Isxaaq ayaa khawaariijta u qaabilsanaa jabhadda isagoona ka qeyb qaatey Dagaalo ka dhacay Deegaano ka tirsan Gobollada Baay, Gedo iyo Shabeellaha dhaxe.
Isxaaq waxaa uu sheegey in sababta ku kaliftey in Khawaariijta isaga soo baxo ay tahay Dhibaatada ay u geysanayaan Shacabka iyo gumeysiga dhexdooda ka jira.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...