Dhagar qabayaal ka tirsanaa Khawaarijta aoo saaka Mooto Bajaaj ay qarax ku wadeen kula qaraxday degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir

Date:

Dhagar qabayaal ka tirsanaa Khawaarijta ayaa saaka Mooto Bajaaj ay qarax ku wadeen kula qaraxday degmada Xamar jajab ee gobolka Banaadir.

War ka soo baxay Talisks Boliiska ayaa lagu yiri” saaka baare 07:30 AM, Degmada Xamar Jajab, ayaa dhagar qabayaal saarnaa mooto Bajaaj, ay soo jiireen bar lagu hubiyo gadiidka, iyada oo la raacdeynayo ayeey bajaajtii ku qaraxday Waaxda General Daa’uud, dhagartoodii ay la damacsanayeen Ummadda Sooman ayaa iyagii ku laabatay waxaana goobta ku halaagsameen 3 dhagarqabe. Halka, qof muwaadin ah oo waddada marayay uu dhaawac fudud ka soo gaaray”

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...