Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA oo ku dhawaad 1,000 Qoys oo danyar ah maanta gargaar ugu qeybisay Deegaanka garasbaaleey

Date:

Waxaa  maantay deegaanka garasbaaleey ee Gobolka Banaadir gargaar loogu qeybiyey 900 oo qoys oo barakacyaal ah taas oo kamid ah Mashruuca Gurmadka Degdega ah ee lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen  waxaana si wada jir ah u fulinaya  Hay’adda maareynta Masuuboyinka Qaranka iyo Hay’adda Boqor Salmaan.

Mashruucan oo ay ku deeqday Boqortooyada Sucuudiga wakiilna u tahay Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bani’aadantinimada ee Boqor Salmaan, ayaa waxaa qeyb ahaan fulinaysa hay’adda twadaniga ah ee tadaamun

Gargaarka la gaarsiiyey qoysaskaan ayaa iskugu jira qaybaha kala duwan ee raashinka waxaana loogu talagalay in ay ku afuraan madaama lagu guda jiro 10ka danbe ee Bisha bareakaysan ee Ramadaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay...

Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka oo kulammo doceedyo la yeelatay Madax kala duwan

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda...

Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC)

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Dowladda Federaalka...

Safiirka Soomaaliya oo tacsi u tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

New Delhi-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Dr....